Rooma 16:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Iigu salaama Andaronikos iyo Yuniyas, kuwaasoo Yuhuud ila ah xabsina igula jiray. Rasuullada dhexdooda caan ayey ka yihiin hortey ayeyna Masiixi ahaayeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Igu salaama Andaronikos iyo Yuniyas oo xigaalkayga ah oo layla xidhay, kuwa caanka ku ah rasuullada dhexdooda, kuwa hortayna Masiixa ku jiray. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Igu salaama Andaronikos iyo Yuniyas oo xigaalkayga ah oo layla xidhay, kuwa caanka ku ah rasuullada dhexdooda, kuwa hortayna Masiixa ku jiray. Viz kapitola |