Rooma 16:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Sidoo kalana iigu salaama xerta gurigooda ku kulma. Iigu salaama saaxiibkeyga qaaliga ah Ebaynetos, kaasoo ahaa kii ugu horeeyay ee Aasiya Masiixa ka rumeeya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Iguna salaama kiniisadda gurigooda ku jirta. Igu salaama gacaliyahay Ebaynetos, kan ah midhaha ugu horreeya ee Aasiya xagga Masiixa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Iguna salaama kiniisadda gurigooda ku jirta. Igu salaama gacaliyahay Ebaynetos, kan ah midhaha ugu horreeya ee Aasiya xagga Masiixa. Viz kapitola |