Rooma 16:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Noloshooda ayey dartey halis u galiyeen. Aniga kaligeyna maahee dadka aan Yuhuudda ahayn oo dhan ayaa u mahadcelinaya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 oo noloshayda aawadeed qoortooda u dhibay. Keligay uma mahad naqayo, laakiinse kiniisadaha dadka aan Yuhuudda ahayn oo dhammuna ay ku mahad naqayaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 oo noloshayda aawadeed qoortooda u dhibay. Keligay uma mahadnaqayo, laakiinse kiniisadaha dadka aan Yuhuudda ahayn oo dhammuna ay ku mahadnaqayaan. Viz kapitola |