Rooma 16:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Waan ku faraxsanahay inuu qof walba maqlay sidaad Rabbiga u adeecdeen. Laakiin weli waxaan idin ka rabaa inaad fahantaan waxa wanaagsan xumaantana aad ka fogaataan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Warkii addeeciddiinnu wuxuu gaadhay dadka oo dhan. Sidaas daraaddeed aad baan idiinku faraxsanahay, laakiin waxaan jeclaan lahaa inaad garaad u lahaataan waxa wanaagsan, oo aad ka eedla'aataan waxa sharka ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Warkii addeeciddiinnu wuxuu gaadhay dadka oo dhan. Sidaas daraaddeed aad baan idiinku faraxsanahay, laakiin waxaan jeclaan lahaa inaad garaad u lahaataan waxa wanaagsan, oo aad ka eedla'aataan waxa sharka ah. Viz kapitola |