Rooma 16:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Walaalayaalow waxaan idiin dardaarmayaa inaad iska ilaalisaan kuwa kala qeybsanaanta idiin keena ee caqabad ee kasoo horjeeda waxbaridda aad barateen. Kuwaas ka fogaada! Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Haddaba walaalayaalow, waxaan idinka baryayaa inaad fiiro u lahaataan kuwa kicinaya iskala qaybinta iyo xumaatooyinka oo ka geesta ah cilmiga aad barateen, kana leexda iyaga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Haddaba walaalayaalow, waxaan idinka baryayaa inaad fiiro u lahaataan kuwa kicinaya iskala qaybinta iyo xumaatooyinka oo ka geesta ah cilmiga aad barateen, kana leexda iyaga. Viz kapitola |