Rooma 15:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 iyo si kuwa aan Yuhuudda ahayn Illaah naxariistiisa ugu ammaanaan. Sida kitaabka ku qoran, “Waxaan kugu dhex ammaani doonaa dadka aan Yuhuudda ahayn, magacaagana waan u gabyi doonaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 iyo in quruumuhu Ilaah u ammaanaan naxariistiisa, sida qoran, Sidaas daraaddeed waxaan kugu ammaani doonaa quruumaha dhexdooda, Oo magacaaga waan u gabyi doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 iyo in quruumuhu Ilaah u ammaanaan naxariistiisa, sida qoran, Sidaas daraaddeed waxaan kugu ammaani doonaa quruumaha dhexdooda, Oo magacaaga waan u gabyi doonaa. Viz kapitola |