Rooma 15:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Waxaan qorsheynayaa inaan sidaas sameeyo markaan Isbaanya u socdo. Waxaan rajeynayaa inaan idin arko intaan dhex maraayo Isbaanya si aad iigu caawisaan safarkeyga, markaan mudo ku raaxeysto wehelnimadiina kadib. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 markaan Isbaanya tago waxaan rajaynayaa inaan sodcaalkayga idinku arko oo idinna aad halkaas iga ambabbixisaan, markaan cabbaar idinku raaxaysto dabadeed, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 markaan Isbaanya tago waxaan rajaynayaa inaan sodcaalkayga idinku arko oo idinna aad halkaas iga ambabbixisaan, markaan cabbaar idinku raaxaysto dabadeed, Viz kapitola |