Rooma 15:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Laakiin waxaan mar walba isku dayi jiray inaan injiilka ka wacdiyo meel aan Masiixa horey looga maqlin. Waxaanna ahay sida mid wax dhisa oo aanan qof kale aasaaskiis wax ka dul dhisin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Sidaasaan u hawaystay inaan injiilka ku wacdiyo meel aan Masiixa awil lagu magacaabin, si aanan ugu dul dhisin aasaaska nin kale dhigay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Sidaasaan u hawaystay inaan injiilka ku wacdiyo meel aan Masiixa awil lagu magacaabin, si aanan ugu dul dhisin aasaaska nin kale dhigay. Viz kapitola |