Rooma 15:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Waxaan Illaaha rajada bixiya ka baryayaa, inuu idinku barakeeyo farxad dhameystiran iyo nabad iimaankiina dartiis. Waxaan kaloo Illaahey ka baryayaa in awoodda Ruuxa Quduuska ah idin ka buuxiyo rajo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Ilaaha rajadu ha idinka buuxiyo farxad iyo nabad oo dhan, idinkoo rumaysan, si rajadiinnu ugu badato xoogga Ruuxa Quduuskaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Ilaaha rajadu ha idinka buuxiyo farxad iyo nabad oo dhan, idinkoo rumaysan, si rajadiinnu ugu badato xoogga Ruuxa Quduuskaa. Viz kapitola |