Rooma 15:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Sidoo kale nebi Isayos wuxuu yiri, “Waxaa imaan doona mid ka tirsan farcankii Yesay, kaasoo u imaan doona inuu xukumo dadka aan Yuhuudda ahayn, rajadooda ayeyna saaran doonaan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Oo haddana Isayos wuxuu leeyahay, Waxaa jiri doona xididkii Yesay, Iyo kan u kacaya inuu u taliyo quruumaha, Isagayna quruumuhu wax ku rajayn doonaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Oo haddana Isayos wuxuu leeyahay, Waxaa jiri doona xididkii Yesay, Iyo kan u kacaya inuu u taliyo quruumaha, Isagayna quruumuhu wax ku rajayn doonaan. Viz kapitola |