Rooma 15:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Hadduu iimaankeenu adagyahay waa inaan u dul qaadanaa walaalaha uu iimaankoodu daciifka yahay. Waa inaan iyaga ka farxinaa intaan nafsadeena ka farxin laheyn. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Kuweenna xoogga leh waxaa inagu waajib ah inaynu qaadno itaaldarrada kuwa xoogga yar, oo aynaan nafteenna ka farxin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Kuweenna xoogga leh waxaa inagu waajib ah inaynu qaadno itaaldarrada kuwa xoogga yar, oo aynaan nafteenna ka farxin. Viz kapitola |