Rooma 14:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Qofka u qaata in maalin maalmaha kale ka muhiimsan jirto waxey sidaa u sameeyaan iney Rabbigooda qadariyaan. Walaalaha hilibka cunana Rabbigoodey u mahadceliyaan, sida kuwa aan hilibka cunin Illaahey ugu mahadceliyaan oo kale. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Kii maalinta ka fikiraa, Rabbiguu uga fikiraa, kii wax cunaa, Rabbiguu u cunaa, waayo, Ilaah buu ku mahad naqaa; kii aan wax cuninuna, Rabbiga ayuusan u cunin, oo Ilaah buu ku mahad naqaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Kii maalinta ka fikiraa, Rabbiguu uga fikiraa, kii wax cunaa, Rabbiguu u cunaa, waayo, Ilaah buu ku mahadnaqaa; kii aan wax cuninuna, Rabbiga ayuusan u cunin, oo Ilaah buu ku mahadnaqaa. Viz kapitola |