Rooma 14:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Waxaa wanaagsan in eydan hilib cunin khamrina cabin wax kalana eydan sameyn haddey walaalihiin dhibaato u keeneyso. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Waa wanaagsan tahay inaadan hilib cunin ama khamri cabbin ama samayn wax kaleto oo walaalkaa ku turunturoodo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Waa wanaagsan tahay inaadan hilib cunin ama khamri cabbin ama samayn wax kaleto oo walaalkaa ku turunturoodo. Viz kapitola |