Rooma 14:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Howl uu Illaahey sameeyay cunto darteed haku burburinina. Cuntooyinka oo dhan waa daahir, laakiin waxaa qaldan in cuntada aad cuneyso ey dadka kale dhibaato u keento. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Shuqulka Ilaah ha u dumin cunto aawadeed. Hubaal wax waluba waa nadiif, laakiin waa u xun tahay kii cuna isagoo mid kale xumaynayo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Shuqulka Ilaah ha u dumin cunto aawadeed. Hubaal wax waluba waa nadiif, laakiin waa u xun tahay kii cuna isagoo mid kale xumaynayo. Viz kapitola |