Rooma 14:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Sidaa darteed waa inaan joojinaa inaan xukuno kuwa kale. Beddelkeedi go’aansada in aadan u noqonin dhagax ey turunturoodaan, ama caqabad walaalaha. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Sidaas daraaddeed mar dambe yeynan isxukumin, laakiinse tan ka fikira inaan ninna walaalkiis u dhigin dhagax uu ku turunturoodo ama wax kaleeto oo hor joogsada. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Sidaas daraaddeed mar dambe yeynan isxukumin, laakiinse tan ka fikira inaan ninna walaalkiis u dhigin dhagax uu ku turunturoodo ama wax kaleeto oo hor joogsada. Viz kapitola |