Rooma 14:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Illaahey wuxuu kitaabka ku yiri, “ ‘Nolosheydaan ku dhaartaye qof walba wuu ii sujuudi doonaa qof walbana wuu i ammaani doonaa.’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Waayo, waxaa qoran, Anigu waa noolahay, ayaa Rabbigu leeyahay, oo jilib waluba anuu ii sujuudi doonaa, Carrab walubana Ilaah buu qiri doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Waayo, waxaa qoran, Anigu waa noolahay, ayaa Rabbigu leeyahay, oo jilib waluba anuu ii sujuudi doonaa, Carrab walubana Ilaah buu qiri doonaa. Viz kapitola |