Rooma 13:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Sharcigu wuxuu leeyahay amarro badan sida, “Gogol dhaaf ha sameynin. Ha dilin. Ha xadin. Dadka kale waxooda ha damcin.” Laakiin intan oo dhan waxey kusoo urureen amarka dhahaya, “Dadka kale u jeclow sidaad naftaada u jeceshahay.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Waayo, amarradan la yidhi, Waa inaanad sinaysan, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad waxba xadin, Waa inaanad wax damcin, oo haddii amar kale jirana, waxaa lagu soo koobay hadalkan, Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida naftaada. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Waayo, amarradan la yidhi, Waa inaanad sinaysan, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad waxba xadin, Waa inaanad wax damcin, oo haddii amar kale jirana, waxaa lagu soo koobay hadalkan, Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida naftaada. Viz kapitola |