Rooma 13:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Jaceylku ha noqdo deynta kaliya ee la idin ku leeyahay! Hadduu qaarkiin qaarka kale jecel yahay waxaad sameyseen wax walboo sharcigu idin ka rabay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Ninna yuusan wax idinku lahaan in midkiinba midka kale jeclaado mooyaane. Waayo, kii deriskiisa jeclaadaa sharciguu oofiyey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Ninna yuusan wax idinku lahaan in midkiinba midka kale jeclaado mooyaane. Waayo, kii deriskiisa jeclaadaa sharciguu oofiyey. Viz kapitola |