Rooma 13:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Wax walboo lagugu leeyahay iska bixi, bixi canshuurta iyo waxyaalaha ey dowladu kaa rabto, xushmad iyo qadarinna sii kuwa ku xukuma. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Mid waluba wuxuu idinku leeyahay siiya, kii baad idinku leh, baad siiya, kii cashuur idinku leh, cashuur siiya, kii laga cabsadana, ka cabsada, kii ciso lehna, ciseeya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Mid waluba wuxuu idinku leeyahay siiya, kii baad idinku leh, baad siiya, kii cashuur idinku leh, cashuur siiya, kii laga cabsadana, ka cabsada, kii ciso lehna, ciseeya. Viz kapitola |