Rooma 13:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Dadka wanaagsan kama cabsadaan xaakimyada ee kuwa xumaanta wada ayaa ka cabsada xaakimyada. Waxa wanaagsan samee waadna ka amaan heleysaa xaakimyada. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Madaxdu cabsi ma geliyaan kuwa shuqul wanaagsan sameeya, kuwa xumaan sameeya mooyaane. Ma waxaad doonaysaa inaadan ka cabsan kan amarka leh? Wax wanaagsan samee, oo ammaan baad ka helaysaa isla isaga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Madaxdu cabsi ma geliyaan kuwa shuqul wanaagsan sameeya, kuwa xumaan sameeya mooyaane. Ma waxaad doonaysaa inaadan ka cabsan kan amarka leh? Wax wanaagsan samee, oo ammaan baad ka helaysaa isla isaga. Viz kapitola |