Rooma 13:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Sidaasna sameeya idinkoo og in saacaddu dhowdahay. Hadda waa waqtigii hurdada laga kici lahaa, badbaadadeenuna haddey ka dhowdahay maalintii aan Rabbiga aaminnay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Oo weliba waad garanaysaan wakhtiga inay haatan tahay saacaddii aad hurdada ka toosi lahaydeen, waayo, haatan ay badbaadintu inooga dhow dahay markii horoo aan rumaysannay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Oo weliba waad garanaysaan wakhtiga inay haatan tahay saacaddii aad hurdada ka toosi lahaydeen, waayo, haatan ay badbaadintu inooga dhow dahay markii horoo aan rumaysannay. Viz kapitola |