Rooma 13:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Qof kasto ha adeeca maamulka xukuma. Waayo ma jiro awood aan ahayn tan uu Illaahey aasaasay. Awood kasta oo jirta waa inuu Illaahey aasaasay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Naf waluba ha ka dambayso kuwa amarka sare leh, waayo, amar ma jiro kan Ilaah ka yimaada mooyaane. Kuwa jirana Ilaah baa ka dhigay kuwa amar leh. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Naf waluba ha ka dambayso kuwa amarka sare leh, waayo, amar ma jiro kan Ilaah ka yimaada mooyaane. Kuwa jirana Ilaah baa ka dhigay kuwa amar leh. Viz kapitola |