Online Bible

- Reklamy -

Rooma 12:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Haddii ey tahay dhiirigelin, haddaba dhiirigeliya, haddii ey tahay siismo, haddaba deeqsinimo ku bixiya, haddii ey tahay hogaamin, hawlkarnimo ku sameey, haddii ey tahay inaad naxariisataan, sameeya idinka oo faraxsan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 kii wax waaniyaana, si fiican wax ha u waaniyo; kii wax bixiyaana, deeqsinimo wax ha u bixiyo; kii wax u taliyaana, dadaal wax ha ugu taliyo; kii wax u naxariistaana, farxad wax ha ugu naxariisto.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 12:8

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy