Online Bible

- Reklamy -




Rooma 12:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Illaahey nimcadiisi wuxuu nagu siiyay hadiyaddo kala duwan oo aan ku sameyno waxyaalo kala duwan. Haddaba hadduu Illaahey ku siiyay hadiyada wax sii sheega, wax sii sheeg intuu iimaankaagu gaaro.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Innagoo haysanna hadiyado ku kala duwan nimcadii layna siiyey, hadday tahay wax sii sheegid, aan wax ku sii sheegno sida qaybta rumaysadkeenna.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

6 Innagoo haysanna hadiyado ku kala duwan nimcadii layna siiyey, hadday tahay wax sii sheegid, aan wax ku sii sheegno sida qaybta rumaysadkeenna.

Viz kapitola kopírovat




Rooma 12:6

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy