Rooma 12:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Nimcada Illaahey i siiyay aniga oo isticmaalaya, ayaan mid walboo idin ka mid ah uga digayaa in uusan u maleyn in qiimahiisu intan ka badan yahay. Daacad ahaada oo naftiina ku qiyaasa iimaanka Illaahey idin siiyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Waayo, nimcadii lay siiyey ayaan ku hadlayaa, waxaan ku leeyahay, Mid kasta oo idinka mid ah, yuusan isderejayn intuu isderejayn lahaa in ka badan, laakiinse miyirqab ha ku fikiro, sida Ilaah mid kasta u siiyey qayb rumaysad ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Waayo, nimcadii lay siiyey ayaan ku hadlayaa, waxaan ku leeyahay, Mid kasta oo idinka mid ah, yuusan isderejayn intuu isderejayn lahaa in ka badan, laakiinse miyirqab ha ku fikiro, sida Ilaah mid kasta u siiyey qayb rumaysad ah. Viz kapitola |