Online Bible

- Reklamy -




Rooma 12:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Sidoo kale kitaabku wuxuu leeyahay, “Cadowgaagu hadduu gaajeysanyahay, wuxuu cuno sii, hadduu haraadsanyahayna, wuxuu cabo sii. Markaad sidaas sameysid waxey ula mid tahay adiga oo madaxooda dhimbil dhuxul ah ku hurinaya.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Laakiin haddii cadowgaagu gaajaysan yahay, cunto sii; hadduu harraadsan yahayna, waraabi, waayo, haddaad saas samayso waxaad madaxiisa ku kor ururin doontaa duxulo dab ah.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

20 Laakiin haddii cadowgaagu gaajaysan yahay, cunto sii; hadduu harraadsan yahayna, waraabi, waayo, haddaad saas samayso waxaad madaxiisa ku kor ururin doontaa duxulo dab ah.

Viz kapitola kopírovat




Rooma 12:20

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy