Rooma 12:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Ha raacina dabeecadaha iyo dhaqamada aduunka, laakiin u ogolaada inuu Illaahey fikirkiina beddelo si uu dad cusub idiin kaga dhigo. Markaas ayaad ogaan doontaan wuxuu Illaahey idin la rabo, taas oo ah wax wanaagsan oo dhameystiran. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Ha u ekaanina dadka ifkan, laakiinse ku beddelma cusboonaanta maankiinna inaad hubsataan waxa ay tahay doonista Ilaah oo wanaagsan oo isagu ku farxo oo kaamilka ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Ha u ekaanina dadka ifkan, laakiinse ku beddelma cusboonaanta maankiinna inaad hubsataan waxa ay tahay doonista Ilaah oo wanaagsan oo isagu ku farxo oo kaamilka ah. Viz kapitola |