Rooma 12:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Saaxiibayaalow, ha aarsanina, u daaya Illaahey ha idiin aargudee. Waayo Illaahey wuxuu kitaabka ku leeyahay, “Waa aniga kan idiin aargooya oo idiin abaalguda.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Gacaliyayaalow, ha aarsanina, laakiin meel u banneeya cadhada Ilaah, waayo, waxaa qoran, Aarsasho anigaa leh; anaa u abaalmarin, ayaa Rabbigu leeyahay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Gacaliyayaalow, ha aarsanina, laakiin meel u banneeya cadhada Ilaah, waayo, waxaa qoran, Aarsasho anigaa leh; anaa u abaalmarin, ayaa Rabbigu leeyahay. Viz kapitola |