Rooma 12:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Si xun ha ula dhaqmina kuwa sida xun idin kula dhaqma. Laakiin isku daya iney dadku idin xushmeeyaan, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Ninna shar shar ha uga celinina. Ka fikira inaad samaysaan waxa wanaagsan dadka oo dhan hortiisa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Ninna shar shar ha uga celinina. Ka fikira inaad samaysaan waxa wanaagsan dadka oo dhan hortiisa. Viz kapitola |