Rooma 11:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Haddaba wixii ey dadka reer binu Israa’iil sida dhabta ah u raadinayeen ma eysan helin. Waxaana helay in yar oo uu Illaahey doortay, inta soo harteyna Illaahey qalbigooda ayuu adkeeyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Waa maxay haddaba? Wixii reer binu Israa'iil doondoonayeen ma ay helin, laakiinse kuwii la doortay waa heleen, intii kalena waa la engejiyey, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Waa maxay haddaba? Wixii reer binu Israa'iil doondoonayeen ma ay helin, laakiinse kuwii la doortay waa heleen, intii kalena waa la engejiyey, Viz kapitola |