Rooma 11:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Haddaba haddey tahay nimcada Illaahey, kuma dhisna shaqo wanaagsan oo ey qabteen. Waayo haddii Illaahey dadka ku dooran lahaa camalladooda, nimcadiisu nimco dhab ah ma ahaan lahayn. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Laakiinse haddii nimco lagu doortay, de haddaba ma aha mar dambe xagga shuqullada, haddii kalese nimcadu mar dambe nimco ma aha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Laakiinse haddii nimco lagu doortay, de haddaba ma aha mar dambe xagga shuqullada, haddii kalese nimcadu mar dambe nimco ma aha. Viz kapitola |