Rooma 11:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Waayo wax walba xaggiisey ka yimaadaan, awoodiisa ayeyna ku yihiin, ammaantiiseyna ku yihiin. Ammaan oo dhanna isaga ayey weligiis u sugnaatay! Aamiin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH36 Waayo, wax waluba isagay ka yimaadeen oo ku yimaadeen oo u yimaadeen aawadiis. Ammaanta isagaa leh weligiis. Aamiin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah36 Waayo, wax waluba isagay ka yimaadeen oo ku yimaadeen oo u yimaadeen aawadiis. Ammaanta isagaa leh weligiis. Aamiin. Viz kapitola |