Rooma 11:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Hadda iyaguna wey caasiyeen, naxariista Illaaheyna idinka ayey idiin timid si iyaguna ey naxariista Illaahey wax uga helaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH31 sidaas oo kalay iyaguna haatan caasi u noqdeen, in naxariistii laydin tusay, iyagana haatan loogu naxariisto. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah31 sidaas oo kalay iyaguna haatan caasi u noqdeen, in naxariistii laydin tusay, iyagana haatan loogu naxariisto. Viz kapitola |