Rooma 11:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Qaar badan oo dadka reer binu Israa’iil ka mid ah hadda cadow ayey ku yihiin warka wanaagsan, taasina idinkan aan Yuhuudda ahayn ayey dan idin kugu jirtaa. Laakiin weli iyagu waa dadka Illaahey jecel yahay waayo wuxuu horey u doortay awoowayaashood Ibraahim, Isxaaq iyo Yacquub. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Xagga injiilka iyagu waa cadaawayaal aawadiin, laakiinse xagga doorashada waa kuwo la jecel yahay awowayaasha aawadood. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 Xagga injiilka iyagu waa cadaawayaal aawadiin, laakiinse xagga doorashada waa kuwo la jecel yahay awowayaasha aawadood. Viz kapitola |