Rooma 11:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Sidaas ayeyna reer binu Israa’iil oo dhan ku badbaadi doonaan. Sida kitaabku leeyahay, “Badbaadiyuhu wuxuu ka imaan doonaa Siyoon wuxuuna caruurta Yacquub kasoo jeedin doonaa sharta. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 oo sidaasay reer binu Israa'iil oo dhammu u wada badbaadi doonaan, sida qoran, Waxaa Siyoon ka soo bixi doona Bixiyaha. Wuxuu Yacquub ka sii jeedin doonaa cibaadola'aanta. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 oo sidaasay reer binu Israa'iil oo dhammu u wada badbaadi doonaan, sida qoran, Waxaa Siyoon ka soo bixi doona Bixiyaha. Wuxuu Yacquub ka sii jeedin doonaa cibaadola'aanta. Viz kapitola |