Rooma 11:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Walaalayaalow waxaan rabaa inaad arintan fahantaan si eydan isku weyneysiin. Haddaba dadka reer binu Israa’iil wey qalbi adkaadeen, qalbi adeegooduna wuxuu dhamaan doonaa marka dadka aan Yuhuudda ahayn oo dhan Masiixa u yimaadaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Walaalayaalow, anigu dooni maayo, inaad jaahil ka ahaataan qarsoodigan, waabase intaas ood iskibrisaan. Adkaan aan dhammayn baa ku dhacday reer binu Israa'iil ilaa tirada buuxda oo quruumuhu soo gasho; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Walaalayaalow, anigu dooni maayo, inaad jaahil ka ahaataan qarsoodigan, waabase intaas ood iskibrisaan. Adkaan aan dhammayn baa ku dhacday reer binu Israa'iil ilaa tirada buuxda oo quruumuhu soo gasho; Viz kapitola |