Online Bible

- Reklamy -

Rooma 11:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

24 Idinkan aan Yuhuudda ahayn waxaa tihiin laantii saytuun duureedka ahayd ee lagu beeray geedkii saytuunka ahaa. Yuhuudduna waa laantii saytuunka ahayd ee jabtay weyna kasii fududahay in booskeedi dib loogu talaalo.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

24 Waayo, haddii adiga lagaa soo gooyay saytuun dibadeed oo si aburiddiisa ka gees ah laguugu tallaalay geed saytuun wanaagsan ah, intee baa in ka sii badan kuwan oo ah laamihii asliga ahaa loogu tallaali doonaa geedkoodii saytuunka ahaa?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 11:24

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy