Rooma 11:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Ogaada sida uu Illaahey u yahay mid naxariis badan ayey ciqaabtiisuna u adagtahay. Waxey ciqaabtiisu ku adagtahay kuwa caasiya, laakiin wuu idiin naxariistaa haddaad naxariistiisa ku xirnaataan. Laakiin haddaad naxariistiisa ku xirnaan weysaan wuu idin jari doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Bal hadda fiiri roonaanta iyo adkaanta Ilaah; kuwii dhacay xaggooda adkaantiisaa la jirta, laakiinse xaggaaga waxaa la jirta roonaanta Ilaah, haddaad roonaantiisa ku sii socotid, haddii kaleeto adna waa lagu gooyn doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 Bal hadda fiiri roonaanta iyo adkaanta Ilaah; kuwii dhacay xaggooda adkaantiisaa la jirta, laakiinse xaggaaga waxaa la jirta roonaanta Ilaah, haddaad roonaantiisa ku sii socotid, haddii kaleeto adna waa lagu gooyn doonaa. Viz kapitola |