Rooma 11:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Illaahey ma diidin dadkiisa kuwaasoo uu bilowgii doortay. Miyeydan ogayn waxa qorniinku ka leeyahay markii uu Eliyaas Illaahey uga dacwooday reer binu Israa’iil isaga oo leh, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Ilaah dadkiisii uu hore u yiqiin ma xoorin. Mise ma waydaan aqoon waxa Qorniinku ka sheegayo Eliyaas? Siduu Ilaah ugu cawday isagoo reer binu Israa'iil ka cabanaya oo leh, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Ilaah dadkiisii uu hore u yiqiin ma xoorin. Mise ma waydaan aqoon waxa Qorniinku ka sheegayo Eliyaas? siduu Ilaah ugu cawday isagoo reer binu Israa'iil ka cabanaya oo leh, Viz kapitola |