Online Bible

- Reklamy -




Rooma 11:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

18 Haddaba ha iska weyneysiinina kuwii sida laamaha loo jaray. Sidee ayaad isku weyneysiin kartaa? Waxaa tahay laan, ma sidid xididka ee xididka ayaa ku sida.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

18 ha ka faanin laamaha, laakiinse haddii aad faantid, bal ogow inaadan ahayn kan xididka sida, laakiinse xididkaa adiga ku sida.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

18 ha ka faanin laamaha, laakiinse haddii aad faantid, bal ogow inaadan ahayn kan xididka sida, laakiinse xididkaa adiga ku sida.

Viz kapitola kopírovat




Rooma 11:18

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy