Online Bible

- Reklamy -




Rooma 11:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Qaar ka mid ah laamaha geedka saytuunka ayaa la jabiyay, laan saytuun duureed ah ayaana lagu talaalay. Idinkan aan Yuhuudda ahayn waa sida xididka geed saytuun, haddana waxaad qaar ka mid ah Yuhuudda la wadaagtaan nolol awood badan oo ruuxiyan ah.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Laakiinse haddii laamihii qaarkood laga jebiyey, oo adigoo saytuundibadeed ah lagugu tallaalo meeshoodii, oo aad ka qayb gasho wanaagga xididka geedka saytuunka ah,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

17 Laakiinse haddii laamihii qaarkood laga jebiyey, oo adigoo saytuundibadeed ah lagugu tallaalo meeshoodii, oo aad ka qayb gasho wanaagga xididka geedka saytuunka ah,

Viz kapitola kopírovat




Rooma 11:17

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy