Rooma 11:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Haddii inta ugu horeysa ee burka uu quduus yahay burkoo dhanna waa quduus, xididku hadduu yahay quduus laantuna waa quduus. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Inta ugu horraysa oo cajiinku hadday quduus tahay, de cajiinkuna wuu yahay, haddii xididku quduus yahayna, de laamahuna way yihiin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Inta ugu horraysa oo cajiinku hadday quduus tahay, de cajiinkuna wuu yahay, haddii xididku quduus yahayna, de laamahuna way yihiin. Viz kapitola |