Rooma 11:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Waayo haddii diidmadooda ey keentay dib u heshiisiinta aduunka, ogolaanshahooduna wuu ka sii wanaagsan yahay. Wuxuu nolol u noqon doonaa kuwa dhintay! Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Waayo, haddii xooriddoodu tahay maslaxadda dunida, aqbaliddoodii maxay noqon doontaa, soo noolaadka kuwii dhintay mooyaane? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Waayo, haddii xooriddoodu tahay maslaxadda dunida, aqbaliddoodii maxay noqon doontaa, soo noolaadka kuwii dhintay mooyaane? Viz kapitola |