Rooma 11:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Waxaan kale oo idin weydiinayaa, dadka reer binu Israa’iil miyey u dhaceen si eysan weligood kor ugu soo kicin? Maya! Dembigooda dartiis badbaadadu waxey u timid dadka aan Yuhuudda ahayn si ey reer binu Israa’iil u maseyraan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Haddaba waxaan leeyahay, Miyey turunturoodeen inay dhacaan? Maya, ma suurtowdo! Laakiin dhicitinkoodii aawadiis ayaa badbaadinu ugu timid quruumaha kale inay ka hinaasaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Haddaba waxaan leeyahay, Miyey turunturoodeen inay dhacaan? Maya, ma suurtowdo! Laakiin dhicitinkoodii aawadiis ayaa badbaadinu ugu timid quruumaha kale inay ka hinaasaan. Viz kapitola |