Rooma 11:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Haddaba waxaan idin weydiinayaa, Illaahey miyuu diiday dadkiisa? Maya lagama yaabo! Aniguba waxaan ahay Israa’iili, farcankii Ibraahim, waxaanna kasoo jeedaa qabiilka Benyaamiin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 De waxaan leeyahay, Ilaah miyuu xooray dadkiisii? Ma suurtowdo. Waayo, anba waxaan ahay mid reer binu Israa'iil ah, oo farcankii Ibraahim ah, oo qabiilkii Benyaamiin ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 De waxaan leeyahay, Ilaah miyuu xooray dadkiisii? Ma suurtowdo. Waayo, anba waxaan ahay mid reer binu Israa'iil ah, oo farcankii Ibraahim ah, oo qabiilkii Benyaamiin ah. Viz kapitola |