Rooma 10:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Haddaad afkaaga ka tiraahdo, “Ciise waa Sayidka,” qalbigaagana ka aaminto inuu Illaahey dhimashada ka sarakiciyay, waad badbaadi doontaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Maxaa yeelay, haddaad afka ka qiratid in Ciise yahay Rabbiga, oo aad qalbiga ka rumaysatid in Ilaah isaga ka sara kiciyey kuwii dhintay, waad badbaadi doontaa, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Maxaa yeelay, haddaad afka ka qiratid in Ciise yahay Rabbiga, oo aad qalbiga ka rumaysatid in Ilaah isaga ka sara kiciyey kuwii dhintay, waad badbaadi doontaa, Viz kapitola |