Rooma 10:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Laakiin xaqnimada iimaanka ku timaadaa waxey leedahay, “Qalbiga ha iska dhihin, ‘Yaa samada aadaya si uu Masiixa u soo dejiyo?’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Laakiin xaqnimada rumaysadku sidanay tidhaahdaa, Qalbigaaga ha iska odhan, Yaa samada kori doona (inuu Masiix soo dejiyo)? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Laakiin xaqnimada rumaysadku sidanay tidhaahdaa, Qalbigaaga ha iska odhan, Yaa samada kori doona (inuu Masiix soo dejiyo)? Viz kapitola |