Rooma 10:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Waxaan mar labaad idin weydiinayaa, reer binu Israa’iil fariinta ma fahmin miyaa? Haa wey fahmeen, waayo waqtigii Muuse Illaahey wuxuu yiri, “Waxaan idin kaga maseyrsiin doonaa kuwo aan qowmiyad ahayn, Waxaanna idin kaga careysiin doonaa qowmiyad aan waxba garaneyn.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Laakiin waxaan leeyahay, Miyaan reer binu Israa'iil ogayn? Ugu horraystii Muuse wuxuu yidhi, Waxaan idinkaga hinaasin doonaa kuwo aan quruun ahayn; Quruun aan wax garanayn waan idinkaga cadhaysiin doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Laakiin waxaan leeyahay, Miyaan reer binu Israa'iil ogayn? Ugu horraystii Muuse wuxuu yidhi, Waxaan idinkaga hinaasin doonaa kuwo aan quruun ahayn; Quruun aan wax garanayn waan idinkaga cadhaysiin doonaa. Viz kapitola |