Rooma 10:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Sidee ayuuse qof ugu wacdin karaa isagoon la dirin? Kitaabku waxaa ku qoran, “Qurux badanaa cagaha kuwa warka wanaagsan dadka u keena!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Oo sidee bay u wacdiyi doonaan haddaan la dirin? Sida qoran, Qurux badanaa cagaha kuwa wax ku wacdiya waxyaalaha wanaagsan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Oo sidee bay u wacdiyi doonaan haddaan la dirin? sida qoran, Qurux badanaa cagaha kuwa wax ku wacdiya waxyaalaha wanaagsan. Viz kapitola |