Online Bible

- Reklamy -




Rooma 10:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Haddaba sidee ayey caawimaad u weydiisan karaan Illaaha eysan aaminsaneyn? Oo sidee ayey u aamini karaan Illaaha eysan wax isaga ku saabsan maqlin? Oo sidee ayey wax isaga ku saabsan u maqli karaan iyagoo uusan qofna u wacdinin?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Haddaba sidee bay ugu baryi doonaan kan aanay rumaysnayn? Oo sidee bay u rumaysan doonaan kan aanay maqlin? Oo sidee bay u maqli doonaan haddii aan la wacdiyin?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

14 Haddaba sidee bay ugu baryi doonaan kan aanay rumaysnayn? Oo sidee bay u rumaysan doonaan kan aanay maqlin? Oo sidee bay u maqli doonaan haddii aan la wacdiyin?

Viz kapitola kopírovat




Rooma 10:14

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy